Zidane oo la Sawriray Markii u Horeysay Tan iyo Markii uu ka dhaqaaqay Real Madrid..HALKEE AYUU KU SUGNAA ?

( France ) 07 juunyo 2018. Kadib markii uu ka dhaqaaqay Real Madrid kaliya maalmo ka hor, Zinedine Zidane ayaa kasoo dhex muuqday qoyskiisa iyo saaxiibadiis isagoo ku laabtay dalka France.

Luca iyo Enzo Zidane ayaa kula biiray aabahood iyo sido kale laacibka qadka dhexe Marseille Max Lopez iyo ina adeerkii Driss Zidane kuwaa oo kuwada bashaalay Aix-En-Provence.

Xarunta isboortiga ee kooxdu isticmaasho ayaa dhab ahaantii lagu Magacabaa xiddigii hore ee qadka dhexe Faransiiska , ‘Z5 Aix’.

Zidane at the kickaround

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close