Day: June 7, 2018
-
England
Mauricio Pochettino oo markale ka hadlay fikirkiisa kaga aadan ku biirista kooxda Real Madrid
(Tottenham) 07 Juunyo 2018. Tababaraha reer Argentina iyo kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa sii wata ka hadalka kooxda Real Madrid oo raadinaysa…
Read More » -
England
Saxiixa Cusub ee Manchester United Fred oo dhaawacmay…+SAWIRRO
(Brazil) 07 Juunyo 2018. Saaxiixa Cusub ee kooxda Manchester United Fred ayaa ku dhaawacmay tababarka uu xulka Brazil isugu diyaarinayo…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo go’aansatay inay iska fasaxdo Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 07 Juunyo 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Real Madrid ay go’aansatay inay…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo si rasmi ah u la soo wareegtay Douglas Costa
(Juventus) 07 Juunyo 2018. Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay si toos ah kala soo wareegtay saxiixa xidiga…
Read More » -
Aasiya
“Kulankasta ka hor Qur’aanka Kariimka ayuu aqristaa anigana sidoo kale.”- Baro Maxamed Saalaxa Cusub
(England) 07 Juunyo 2018. Maalin kasta waxaa joojiya Taageerayaal si ay Sawirro ula galaan, Waa laacib aad u shabaha Maxamed…
Read More » -
Spain
Luís Figo oo la taliyay Cristiano Ronaldo, isagoo dhinaca kale ka hadlay is casilaada Zidane
(Real Madrid) 07 Juunyo 2018. Halyayga reer Portugal Luis Figo ayaa la taliyay xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan…
Read More » -
France
Mid ka mid ah majaladaha dalka Faransiiska oo u doortay Zidane iyo Messi macalinka iyo xidigka ugu fiicnaa xili ciyaareedkan
(France) 07 Juunyo 2018. Kadib isbuuc marka uu iska casilay Zinedine Zidane shaqada tababarka ee kooxda Real Madrid ayaa majaladda dalka…
Read More » -
Spain
RASMI: Éric Abidal oo loo magacaabay Agaasimaha ciyaaraha cusub ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 07 Juunyo 2018. Barcelona ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay u magacawday laacibkeeda hore ee reer France…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacibka ugu Xooga Wayn kubbada cagta oo Fariin u soo diray Ramos kaddib Dhaawicii uu u geystay Maxamed Saalax
(England) 07 Juunyo 2018. Sergio Ramos ayaa dhaawac garabka ah garoonka uga saaray Maxamed Saalax Finalkii Champions League. Sidoo kale…
Read More » -
Wararka
Paulo Dybala: “Lionel Messi waa xidiga aan kaga daydo kubada cagta, waxaana wax kaga baranayaa si joogta ah”
(Argantina) 07 Juunyo 2018. Da’ayarka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Juventus Paulo Dybala ayaa kahor koobka aduunka wuxuu si cad u…
Read More »