Xiddigaha Xulka England oo Rikoodh Gaara ka Sameyay Koobka adduunka

( Russia ) 06 Juunyo 2018. England waa kooxda kaliya oo ay matalayaan cayaartoy ka cayaarta horyaalkooda koobka adduunka.

Dhamaan 23 xiddig ee loo xulay qaranka lagu naaneyso seddaxda libaax ayaa ka cayaara horyaalka Premier League.

Dhan kale, waxaa jira labada dal ee kala ah Senegal iyo  Sweden in uusan jirn cayaariyahan ka cayaara horyaalkooda oo u matalaya koobka addunka waxayna dhamaan 23 xiddig ay yihiin kuwa ka cayaar dibada.

Xaqiiqdii, kala bar xulalka cayaaraya tartanka waxaa u matalaya seddax ama waxa ka yar oo cayaartoyda ka cayaarta horyaalkooda, halka lix wadan ay ka matalayaan min labo cayaartoy horyaalkooda.

Sheekada ugu weyn ayaa ah in xulka qeybaha hoose kaga jira liiskan ee Belgium uu hal cayaariyahan ka matalayo horyaalkooda waana laacibka kooxda Anderlecht Leander Dendoncker.

Hadaba waa kuwan Liiska tirada Mataleysa xul walba koobka adduunka ee ka cayaarta Horyaalkooda.

 Every star in the England squad plays in the Premier League

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close