ARAG: Sida ay u muuqaneyso SHAXDA Man United marka lagu daro Saxiixeeda Cusub ee Fred

(Europe) 06 Juunyo 2018. Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaartay kooxda Shakhtar kaas oo ku aadan saxiixa Fred.

BBC Sport ayaa dhankeeda baahisay in Manchester United ay ku soo afjartay saxiixa Fred lacag dhan 52 milyan oo Ginni.

Fred ayaa ah ciyaaryahan ka ciyaara qadka dhexe oo ku fiican baaska, wadista kubbada iyo xitaa raacashada.

Haddaba Man United ayaa laacibkeeda cusub ka ciyaarsiin karta booskasta oo qadka dhexe ah.

EEG sida ay u muuqaneyso Shaxda kooxda Jose Mourinho marka lagu daro Fred:

Marka ay Man United ciyaareyso 4-3-3.

How Manchester United could line up with Fred in a 4-3-3

Marka ay ciyaarayaan 4-2-3-1:

How Manchester United could line up with Fred in a 4-2-3-1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close