Day: June 6, 2018
-
Ameerika
Dowladda Brazil oo Xulkeeda ka qeyb galaya Koobka Adduunka dartii u badeshay Hannaankii Shaqada Dalka oo Idil…!!!
(Brazil) 06 Juunyo 2018. Dowaldda Brazil ayaa badeshay hannaanka ay u shaqeeyaan Shaqaalaheeda sababo la xiriira xulkeeda qaranka dartii. Dowladda…
Read More » -
England
Danny Rose oo u diiday qoyskiisa in ay u safraan dalka Russia, si ay kaga qeyb galaan koobka aduunka 2018
(England) 06 Juunyo 2018. Difaaca xulka qaranka England Danny Rose ayaa ka codsaday qoyskiisa in aysan u safrin dalka Russia si…
Read More » -
Aasiya
Messi uma nixin shacabka Falastiin ee …… (Sababta dhabta ah ee loo baajiyay ciyaarta oo la ogaaday)
(Barcelona) 06 Juunyo 2018 Waxaa isi soo taraya wararka ku aadan qaabkii loo baajiyay kulankii dhex mari lahaa xulalka Argentina iyo…
Read More » -
England
Wakiilka Mohamed Salah oo ka hadlay xaqiiqada ku aadan dalabka kooxda Barcelona
(Liverpool) 06 Juunyo 2018. Wakiilka xidiga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Masar Mohamed Salah ee Ramy Abbas ayaa wuxuu shaaca ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi oo sirtaan u sheegay Valverde markii ugu horaysay ee ay ku kulmeen tababarka Barcelona sanad ka hor
(Barcelona) 06 Juunyo 2018 Lionel Messi ayaa war lama filaan ah uga naxsaday tababarihiisa Valverde markii ugu horaysay ee ay ku…
Read More » -
Spain
Marcelino Garcia oo ka hadlay suurtagalnimada uu ku noqon karo badalka Zidane ee kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 06 Juunyo 2018. Tan iyo markii Zinedine Zidane uu ku dhawaaqay inuu iska casilay tababarka Real Madrid, waxaa sii…
Read More » -
England
Liverpool oo si layaab leh ugu dhaqaaqeysa saxiixa Xherdan Shaqiri
(Liverpool) 06 Juunyo 2018. Sida ay baahiyeen saxaafada dalka England Liverpool ayaa cagta saartay wadada ay ku dooneyso in ay…
Read More » -
Spain
Agaasimihii hore ciyaaraha Real Madrid: “Is casilaada Zidane waa qasaarihii ugu weynaa ay kooxda la kulantay”
(Real Madrid) 06 Juunyo 2018. Agaasimihii hore ciyaaraha ahna xidigii hore ee kooxda Real Madrid Predrag Mijatović ayaa wuxuu sheegay inaysan…
Read More » -
Spain
Toni Kroos oo ka hadlay eedeymaha Sergio Ramos kaga imaanaya dhaawacii uu u geestay Mohamed Salah
(Real Madrid) 06 Juunyo 2018. Khadka dhexe kooxda xulka qaranka Germany iyo kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa wuxuu ka hadlay…
Read More » -
Italy
Gonzalo Higuaín oo sheegay inuu jeclaan lahaa u dhaqaaqista horyaalka Premier League
(Juventus) 06 Juunyo 2018. Weeraryahanka kooxda Juventus Gonzalo Higuain ayaa soo jeediyay inuu jeclaan lahaa inuu u dhaqaaqo mid ka…
Read More »