Day: June 5, 2018
-
England
José Mourinho oo u balan qaaday Cristiano Ronaldo maaliyada No. 7-aad ee kooxda Manchester United
(Manchester) 05 Juunyo 2018. Wargeyska “Don Balón” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in José Mourinho uu u balan qaaday xidiga 5…
Read More » -
England
Juventus oo iska soo diiday dalab ay Manchester City kasoo gudbisay Miralem Pjanić
(Juventus) 05 Juunyo 2018. Wargeyska Toto Sport ayaa sheegay in Juventus ay iska diiday in dalab 50 milyan ginni ay…
Read More » -
England
Neymar Jr oo ugu hambalyeeyay Fred heshiiska uu ugu dhaqaaqay kooxda Manchester United
(Manchester) 05 Juunyo 2018. Xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain Neymar Jr ayaa ugu hambalyeeyay xidiga ay isku dalka kasoo…
Read More » -
England
Fred oo fariintiisa ugu horeesay u diray jamaahiirta kooxdiisa cusub ee Manchester United
(Manchester) 05 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe xulka qaranka Brazil ahna saxiixa cusub ee kooxda Manchester United Fred ayaa wuxuu fariin…
Read More » -
Spain
Nacho oo sheegay in ay layaab ku noqotay, kadib marka uu maqlay in Zidane uusan kooxda ku sugnaan doonin xili ciyaareedka soo aadan
(Real Madrid) 05 Juunyo 2018. Xidiga kooxda Real Madrid Nacho Fernandez ayaa qirtay inay layaab ku noqotay kadib markii uu maqlay…
Read More » -
Spain
Guardiola oo ka hadlay is casilaada Zidane isagoo dhinaca kale meesha ka saaray in Neymar uu u dhaqaaqi doono Real Madrid
(Man City) 05 Juunyo 2018. Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ka hadlay is casilaada Zinedine Zidane ee kooxda Real…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo qaab ka duwan sidii hore kaga hadlay wararka ku aadan dhaawacii uu u geystay Mohamed Salah
(Real Madrid) 05 Juunyo 2018. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa wuxuu beeniyay in si ula kac ah uu…
Read More » -
Champ' League
Dhakhaatiir Xaqiijisay in Ramos uu Sabab u ahaa Labadii Gool ee sida Sahlan uga dhalatay Goolhaye Loris Karius Finalkii Champions League…(Sidee??)
(Europe) 05 Juunyo 2018. Taageere Kasta oo Liverpool ah ayaa Naceyb u qaaday goolhayahooda Loris Karius iyagoona marna ilaawi doonin…
Read More » -
England
DEG DEG: Manchester United oo ku dhawaaqday saxiixa Fred
(Manchester) 05 Juunyo 2018 Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaartay kooxda Shakhtar kaas oo ku…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo warkaan ka yiri mustaqbalka Neymar ee PSG (Miyuu ku biirayaa City ama Real?)
(Manchester) 05 Juunyo 2018 Tababare Pep Guardiola ayaa ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya kooxdiisa Manchester City iyo waliba Real Madrid.…
Read More »