Weligaa ma aragtay Benzema oo Fustal (SALAX) ku ciyaaraya?…(DAAWO adigaa Farsamadiisa la Yaabi doonee)

(Kuwait) 04 Juunyo 2018. Karim Benzema waa laga reebay koobka Adduunka ee xulka Faransiiska balse wuxuu ka soo muuqday tartan Salax ah ee dalka Kuwait.

Xiddiga Real Madrid ayaa lagu casuumay tartanka Fustal ka ee Al Roudan, si fiican ayuu u ciyaaray isagoona dhaliyay dhowr gool.

Taageerayaasha ayaa aad ugu xiiseynayay inay daawadaan xiddiga afarta jeer ku guuleystay Champions League iyagoona u sacbo tumayay markasta oo uu kubbada lugta ku dhigo.

DAAWO FARSAMADA IYO GOOLASHA BENZEMA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close