RASMI: Lambarada ay xiran doonaan Xulka England ee koobka Adduunka oo la shaaciyay…(Yaa loo dhiibay No.10?)

(England) 04 Juunyo 2018. Waxaa la soo saaray Lambarada uu xulka England ku ciyaari doono koobka adduunka.

Xiddiga Man City Raheem Sterling ayaa loo gacan galiyay No.10, halka kabtanka cusub ee xulka Harry Kane uu xiran doono No.9.

Della Alli ayaa loo dhiibay No.20, halka xiddiga Manchester United ee Jesse Lingard uu xiran doono No.7.

Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa la soo shir tagi doona No.8.

EEG Lambarada ay Koobka Adduunka xiran doonaan Xiddigaha xulka Saddexda Libaax:

 England have revealed their 23 squad numbers for the World Cup

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close