Day: June 4, 2018
-
England
Roma oo la kulantay dalabkii ugu horeeyay ee laga soo gudbiyay Alisson Becker, Laakiin waa koox aan ahayn Real Madrid
(Roma) 04 Juunyo 2018. Kooxda Roma ayaa la kulantay dalabkeeda ugu horeeyay ee rasmi ah si ay u fasaxdo goolhaayaha kooxdeeda…
Read More » -
England
Sirta ka dambeysa in Mauricio Pochettino uu noqdo badalka Zinedine Zidane ee kooxda Real Madrid oo la ogaaday
(Tottenham) 04 Juunyo 2018. Wargeysyada dalka England ayaa waxay shaaca ka qaadeen sababta ugu weyn uu Mauricio Pochettino isaga diiday shaqada…
Read More » -
Spain
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya is casilaada Zinedine Zidane iyo u dhaqaaqista Sadio Mané ee kooxda Real Madrid?
(Real Madrid) 04 Juunyo 2018. Wargeyska “France Football” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wararka ku aadan in xidiga xulka qaranka Senegal…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo meesha ka saaray inuu qeyb ka noqon doono tartanka gooldhalinta ee koobka aduunka 2018
(Bayern) 04 Juunyo 2018. Weeraryahanka xulka qaranka Poland iyo kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa wuxuu xaqiijiyay in Colombia ay ugu…
Read More » -
Germany
Arturo Vidal oo ka warbixiyay mustaqbalkiisa Bayern Munich, xili ay xiiseenayaan kooxaha Inter iyo Napoli
(Bayern) 04 Juunyo 2018. Xidiga khadka dhexe kooxda Bayern Munich Arturo Vidal ayaa iska diiday in uu Allianz Arena arka uu…
Read More » -
Spain
“Uma maleenayo nafteyda inaan ahay kan ugu fiican”… Lionel Messi
(Barcelona) 04 Juunyo 2018. Mucjisada xulka qaanka Argantina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa aaminsan inuusan ahayn xidiga ugu fiican aduunka.…
Read More » -
Germany
Muxuu ka yiri Michael Ballack go’aankii uu Joachim Low kaga saaray Leroy Sané liiska xulka qaranka Germany ee koobka aduunka 2018?
(Germany) 04 Juunyo 2018. Macalinka xullka qaranka Germany Joachim Low ayaa go’aansaday in uu ka saaro Leroy Sané liiska xidigaha kaga…
Read More » -
England
Yaya Toure oo si aan horey loo Maqal u weeraray Pep Guardiola…
(England) 04 Juunyo 2018. Yaya Toure ayaa si aan horey loo arag u weeraraya tababarihiisa Manchester City ee Pep Guardiola…
Read More » -
Aasiya
Weligaa ma aragtay Benzema oo Fustal (SALAX) ku ciyaaraya?…(DAAWO adigaa Farsamadiisa la Yaabi doonee)
(Kuwait) 04 Juunyo 2018. Karim Benzema waa laga reebay koobka Adduunka ee xulka Faransiiska balse wuxuu ka soo muuqday tartan…
Read More » -
England
RASMI: Lambarada ay xiran doonaan Xulka England ee koobka Adduunka oo la shaaciyay…(Yaa loo dhiibay No.10?)
(England) 04 Juunyo 2018. Waxaa la soo saaray Lambarada uu xulka England ku ciyaari doono koobka adduunka. Xiddiga Man City…
Read More »