Day: June 3, 2018
-
Spain
Arsene Wenger oo sheegay inuu go’aamin doono mustaqbalkiia maalmaha soo aadan
(Yurub) 03 Juunyo 2018. Macalinkii hore kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu go’aamin doono mustaqbalkiisa, gaar ahaan xili lala…
Read More » -
Spain
Barcelona oo wali ka quusan la’a saxiixa Clement Lenglet, inkastoo ay heshiiska u kordhisay Samuel Umtiti
(Barcelona) 03 Juunyo 2018. Wargeyska Isbaanishka ah ee “Sport” ayaa sheegay in Barcelona ay isku diyaarineyso inay la saxiixato daafaca reer…
Read More » -
Italy
Juventus oo qeyb kasoo noqotay loolanka loogu jiro saxiixa Robert Lewandowski
(Juventus) 03 Juunyo 2018. Wargeyska “Corriere dello Sport” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Juventus ay qeyb kasoo noqotay loolanka loogu…
Read More » -
England
Liverpool oo ka warbixisay go’aankeeda kaga aadan u dhaqaaqista Jurgen Klopp ee kooxda Real Madrid
(Liverpool) 03 Juunyo 2018. Real Madrid ayaa ka dhiganeysa bar-tilmaameedka koowaad macalinka kooxda Liverpool klopp, si uu u maamulo garoonka Santiago…
Read More » -
England
SAWIRKAN oo aad uga Careysiiyay Taageerayaasha Liverpool, balse ma ahan sida loo fahmay…(Daawo sida ay wax u dhaceen)
(England) 03 Juunyo 2018. Taageerayaasha Liverpool ayaa aad uga carooday Sawir qabsaday baraha bulshada kaa oo ay ku wada jiraan…
Read More » -
Uncategorized1
Madaxweynaha xiriirka kubada cagta dalka Falastiin oo ku hanjabay inay gubi doonaan sawirka Messi
(Falastiin) 03 Juunyo 2018. Madaxweynaha xiriirka kubada cagta dalka Falastiin Jibril Rajoub ayaa wuxuu si weyn kaga soo horjeestay kulanka saaxiibtinimo…
Read More » -
Spain
“Waxaan heysanaa xidigo aad u wanaagsan ee ka duwan kuwii hore”… Julen Lopetegui
(Spain) 03 Juunyo 2018. Julen Lopetegui ayaa sheegay in natiijooyinka ay ka sameyn doonaan koobka aduunka 2018 aysan sabab u noqon…
Read More » -
England
Mourinho oo qorsheenaya inuu lasoo saxiixdo mid ka mid ah xidigaha khadka dhexe Real Madrid
(Man United) 03 Juunyo 2018. Sida ay baahiyeen wargeysyada dalka Spain maamulka kooxda Manchester United ayaa waxay bar-tilmaameed ka dhiganayaan…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday heshiiska cusub ka ee Samuel Umtiti
(Barcelona) 03 Juunyo 2018. Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay heshiiska u kordhisay difaac dambeedka dhexe ee xulka qaranka France Samuel Umtiti…
Read More » -
Ameerika
Ma anigaa Dhaawacan????…(Waqti badan kuma qaadan Neymar inuu ku dhaliyo Goolkan Waalida ah)
(England) 03 Juunyo 2018. Neymar ayaa dhaawac ka gaaray cagta garoomada uga maqnaa tan iyo bishii Feebaraayo waxaana jiray cabsi…
Read More »