SAWIRRO: Arsene Wenger oo lagu arkay WABIGA Cam, xilli lala xiriirinayo Real Madrid

(England) 02 Juunyo 2018. Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa la soo sawiray isagoo qoyskiisa waqti baashaal ah kula qaadanaya Wabiga ‘River Cam’ xilli lala xiriirinayo shaqada ka bannaan Real Madrid ee uu sida lama filaanka ah uga tagay Zidane.

68-jirka ayaa Cambridge kula soo laabtay gabadhiisa Lea taa oo sanad uun ka qalin jabisay Jaamacada caanka ah.

Wenger ayaa 22-sano kaddib ka degay xilka Arsenal, waxaana iminka lala xiriirinayaa shaqada ka bannaan Bernabeu.

SAWIRRO:

 Wenger announced his departure from Arsenal on April 20 after 22 years in charge

 The Frenchman won three league titles and a record seven FA Cups with the Gunners

 Wenger sat next to daughter Lea, who graduate from Cambridge in a ceremony last June

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close