England oo ka adkaatay Nigeria…(Kabtan Kane oo Shabaqa gaaray)+SAWIRRO

(London) 02 Juunyo 2018. Xulka England ayaa 2-1 uga adkaaday Nigeria kulan saaxiibtinimo ay isugu diyaarinayaan koobka adduunka.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0.

Gary Cahill ayaa goolka ugu daah furay saddexda Libaax kaddib markii uu Madaxa ku dhaliyay kubbad kaga timid Kieran Trippier daqiiqadii 7-aad ee ciyaarta.

Inta aan la marin qeybta hore ee dheesha daqiiqadii 39-aad kabtanka cusub ee England Harry Kane ayaa dhaliyay goolka labaad.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta Nigeria ayaa waxaa hal gool u soo guday xiddiga Arsenal Alex Iwobi daqiiqadii 47-aad.

Taageerayaasha xulka Nigeria ayaa ku oorinayay Dele Ali intii uu socday kulanka waayo wuxuu diiday inuu Matalo xulkooda maadaama uu aabihiis yahay Nigerian Maal qabeen ah.

SAWIRRO:

England vs Nigeria: Live score, goals and updates from Wembley

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close