Day: May 31, 2018
-
Italy
Sami Khedira: “Waxaan ku dhawaaday inaan ka fariisto kubada cagta”
(Juventus) 31 Maajo 2018. Khadka dhexe kooxda Juventus iyo xulka qaranka Germany Sami Khedira ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo xidig muhiim ah ka doonaya kooxda Bayern Munich
(Liverpool) 31 Maajo 2018. Macalinka reer Germany ee kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa doonaya inuu lasoo saxiixdo xidig ka tirsan safka…
Read More » -
France
Didier Deschamps oo bixiyay qish ku aadan shaqada la filayo inuu qaban doono Zinedine Zidane
(France) 31 Maajo 2018. Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa wuxuu ka hadlay go’aankii uu Zinedine Zidane ugu dhawaaqay…
Read More » -
Spain
Fabio Capello: “Zinedine Zidane wuxuu qaatay go’aanka saxda ah”
(Real Madrid) 31 Maajo 2018. Fabio Capello ayaa aaminsan in Zinedine Zidane uu ku saxnaa inuu iska casilo kooxda Real Madrid,…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri wakiilka Alisson Becker wararka ku aadan in uu heshiis dhex maray kooxda Real Madrid?
(Roma) 31 Maajo 2018. Wakiilka Alisson Becker ayaa beeniyay wararka ku aadan in Real Madrid ay heshiis la gaartay xidiga…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo saddex bil kahor saadaaliyay bixitaanka Zinedine Zidane
(Madrid) 31 Maajo 2018. Wargeyska AS ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos…
Read More » -
Spain
Jamaahiirta kooxda Real Madrid oo u codeeyay macalinka ay doonayaan inuu noqdo badalka Zidane
(Madrid) 31 Maajo 2018. Taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa muujiyay sida ay u xiiseenayaan in maamulka kooxda Los Blancos ay lasoo…
Read More » -
Soomaaliya
Gool FM oo SAWIR QURUX badan ka sameysay Zidane
(Muqdisho) 31 Maajo 2018. Zidane ayaa gil gilay kubbada cagta adduunka kaddib markii uu si lama filaan ah ugu dhawaaqay…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Cristiano Ronaldo in Zidane uu iska casilay shaqada tababarka ee kooxda Real Madrid?
(Madrid) 31 Maajo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa fariin la wadaagay macalinkii hore ee kooxda Real Madrid Zinedine Zidane, kaasoo ku dhawaaqay…
Read More » -
Spain
Ka tagista Zidane ee kooxda Real Madrid oo saameyn ku yeelan karta mustaqbalka Ronaldo
(Madrid) 31 Maajo 2018. Wargeyska AS ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in ay suuragal noqon karto ka dhaqaaqista…
Read More »