Day: May 30, 2018
-
France
Karim Benzema oo weerar ku qaaday madaxweynaha xiriirka kubada cagta ee dalka Fararsiiska
(France) 30 Maajo 2018. Karim Benzema ayaa dabka kusii shiday madaxweynaha xiriirka kubada cagta ee dalka faransiiska FFF ee Noël Le…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sidaan haddii ay wax u dhacaan, Ramos ayaa ku guulaysanaya Ballon d’Or sanadkaan!
(Madrid) 30 Maajo 2018 Sergio Ramos ayaa haysta fursad wayn oo uu ku qaadi karo abaal marinta xiddiga ugu wanaagsan adduunka.…
Read More » -
England
Waqtiga Jorginho uu ku biirayo Manchester City oo la ogaaday
(Manchester) 30 Maajo 2018 Kooxda Manchester City ayaa si wayn ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Napoli. 26…
Read More » -
France
Thiago Motta oo u tilmaamay PSG saxiixa laacib ka tirsan Real Madrid
(Paris) 30 Maajo 2018 Laacibkii ka fariistay ciyaaraha ee Thiago Motta ayaa u bidhaamiyay kooxdiisa PSG inay la soo saxiixato laacib ka…
Read More » -
England
Arsenal oo heshiis cusub u soo bandhigtay Aaron Ramsey
(London) 30 Maajo 2018 Arsenal ayaa heshiis cusub u soo bandhigtay Aaron Ramsey oo ku guulaystay xiddigii ugu fiicnaa kooxda ee xiliciyaareedkii…
Read More » -
Italy
“Waxaan la kulmay aflagaado, balse hadii uu maqaarkeygu cadaan lahaa, iguma dhici lahayn arintaas”… Balotelli
(Italy) 30 Maajo 2018. Weeraryahanka reer Talyaani ee Mario Balotelli ayaa wuxuu shaaca ka qaaday dhibaatada uu lasoo kulmay intii…
Read More » -
Afrika
Warbixin Cusub oo laga soo saaray Xaalada Caafimaad ee Maxamed Saalax kaddib markii uu u duulay Spain…(Ma Ciyaarayaa Koobka Adduunka?)
(Spain) 30 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa Maxamed Saalax gaarsiiyay dhaawac garabka ah ciyaartii Final ka Champions League taa oo…
Read More » -
Ameerika
Kubbad xitaa ma taaban markii la ogaaday inuu Wacdaro soo wado….(Qiso Yaab leh iyo SAWIRRO Naadir ah oo ku saabsan Neymar)
(Brazil) 29 Maajo 2018. Waxaa shaki ku jirin in Neymar uu yahay xiddiga ugu shidan kubbada cagta adduunka ee waqti…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo qorsheeneysa in Casemiro ay ku abaal mariso heshiis cusub, kadib shaqadii adkeyd uu ka soo qabtay kooxda
(Real Madrid) 30 Maajo 2018. Real Madrid ayaa qorsheeneysa in ay heshiiska u cusbooneysiiso Casemiro, si ay ugu abaal mariso wax…
Read More » -
Uncategorized1
Neymar Jr oo xaalad argagax ka abuuray tababarkii maanta ee xulka qaranka Brazil
(Brazil) 30 Maajo 2018. Neymar Jr ayaa xaalad murugo ka abuuray tababarka maanta ee xulka qaranka Brazil kaasoo looga diyaar garoobayay…
Read More »