Vicente del Bosque oo dhaleeceen u jeediyay Cristiano Ronaldo

(Real Madrid) 29 Maajo 2018. Macalinkii hore xulka qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa xaqiijiyay hadalkii uu ka dhawaajiyay Cristiano Ronaldo kadib marka uu soo idlaaday kulankii finalka Champions League uusan ahayn mid munaasab in xiligaas laga hadlo.

Cristiano Ronaldo ayaa afka furtay kadib marka uu soo idlaaday kulankii finalka ee sabtidii lasoo dhaafay ee Champions League, wuxuuna sheegay in ay suuragal tahay inuu ka dhaqaaqo kooxda Real Madrid xili ciyaareedka soo aadan.

Vicente del Bosque ayaa wuxuu yiri: “Kuma habooneen, laakiin ma aysan hor istaagin dabaal daga kooxda Real Madrid”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close