Raheem Sterling oo Koobka Adduunka ka hor Lugta ku Sawirtay Qoriga M16 …(Waa maxay u Jeedka ka dambeeya?)

(Englad) 29 Maarso 2018. Raheem Sterling ayaa ka hor koobka Adduunka lugtiisa Midig ku sameystay Tattoo Qoriga nuuciisa loo yaqaano M16 taa oo uu dhaleeceyn badan kala kulmay.

Balse Xiddiga Manchester City ayaa difaacay go’aankiisa ku aadan Shabada cusub ee qoriga.

Sterling felt the need to justify his gun tattoo after being criticised for promoting violence

“Markii aan labo sano jir ahaa, Aabahey ayaa dhintay iyadoona lagu dilay qori. Waxaan wacad ku maray inaan Nolosheyda qori taaban doonin,” Sterling ayaa sidaa ku sheegay sababta uu Qoriga ugu sawirtay Lugta.

“Waxaan ku sawiray lugteyda midig sidaa darteed waxay leedahay micno qoto dheer welina ma dhammeystirna.”.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close