Sergio Ramos oo dib u weeraray difaaca Atletico Madrid Juanfran, kadib marka ay ku guuleysteen Champions League

(Real Madrid) 28 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa fariin jawaab celin ah u diray difaaca kooxda Atletico Madrid Juanfran, kadib markii ay Real Madrid ku guuleesatay Champions League.

Difaaca kooxda Atletico Madrid Juanfran ayaa weerar ku qaaday Real Madrid kadib marka ay ku guuleysteen koobkii Europa League.

Juanfran ayaa sheegay: “Si loo ogaado cida ugu weyn ee caasimada”.

Laakiin Sergio Ramos ayaan fursad ku helay Juanfran kadib markii ay xaqiijiyeen ku guuleysiga Champions League

“Dadka qaar ayaan ka war qabin mararka qaarkood, waa inay ogaadaan cida ugu weyn caasimada”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close