Day: May 28, 2018
-
England
RASMI: Liverpool oo dhamaystirtay saxiixa Fabinho +SAWIRRO
(Liverpool) 28 Maajo 2018 Liverpool ayaa si rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa laacibkii AS Monaco ee Fabinho kaas oo si lama filaan…
Read More » -
England
DEG DEG: Liverpool iyo Monaco oo ka heshiiyay saxiixa Fabinho (Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa heshiiskiisa?)
(Liverpool) 28 Maajo 2018 Liverpool ayaa aad ugu dhaw dhamaystirka saxiixa xiddiga kooxda AS Monaco ee Fabinho kaas oo sidoo kale diirada…
Read More » -
Champ' League
SAWIR: Bal fiiri waxa uu sameeyay canug u dhashay dalka Japan kadib marka uu Mohamed Salah la ilmeeyay dhaawacii soo gaaray
(Liverpool) 28 Maajo 2018. Dhowrkii saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada si layaab leh u qabsaday sawirka canug…
Read More » -
Spain
Iniesta oo ka sheekeeyay qaab xun oo Ronaldo uu ula dhaqmay 2009-kii
(Madrid) 28 Maajo 2018 Kabtankii hore ee Barcelona ee Andres Iniesta ayaa ka sheekeeyay dhacdo dhex martay isaga iyo Cristiano Ronaldo.…
Read More » -
Uncategorized1
Didier Deschamps oo ka warbixiyay go’aankiisa kaga aadan Benjamin Mendy ee koobka aduunka 2018
(France) 28 Maajo 2018. Tababaraha xulka qaranka France Didier Deschamps ayaa ka warbixiyay suurtagalnimada uu Benjamin Mendy uu boos joogta ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Warqad Dacwad ah oo laga gudbiyay Sergio Ramos kaddib dhaawicii uu u geystay Maxamed Saalax iyo 300,000 oo….!!!
(Europe) 28 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa garoonka ka saaray Maxamed Saalax daqiiqadii 30-aad ciyaartii Final ka Champions League isagoo…
Read More » -
Uncategorized1
Javier Zanetti oo SHAN xul u saadaaliyay in midkood uu ku guuleysan doono koobka aduunka ee 2018
(Argantina) 28 Maajo 2018. Halyayga xulka qaranka Argantina iyo kooxda Inter Milan Javier Zanetti ayaa u sharaxay in midkood uu…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha kooxda Atlético Madrid Enrique Cerezo oo u jawaab celiyay Sergio Ramos
(Atletico Madrid) 28 Maajo 2018. Madaxweynaha kooxda Atletico Madrid Enrique Cerezo ayaa wuxuu ka hadlay xaalada ka dhex jirta kooxda…
Read More » -
Uncategorized1
Paulo Dybala: “Waxaan dhamaanteen garab istaagi doonaa Lionel Messi si uu ugu guuleysto koobka aduunka”
(Argantina) 28 Maajo 2018. Xidiga kooxda Juventus iyo xulka qaranka Argantina ee Paulo Dybala ayaa wuxuu xaqiijiyay in dhamaan ciyaartoyda xulka…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo dib u weeraray difaaca Atletico Madrid Juanfran, kadib marka ay ku guuleysteen Champions League
(Real Madrid) 28 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa fariin jawaab celin ah u diray difaaca kooxda Atletico Madrid Juanfran, kadib markii…
Read More »