RASMI: Shaxda sanadka ee Champions League oo la soo saaray (Real Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh)

(Nyon) 27 Maajo 2018 Bogga rasmiga ah ee Champions League ayaa lagu baahiyay shaxda sanadka ee koobka horyaalada yurub xiliciyaareedkii soo dhamaaday ee 2017/2018.

Real Madrid oo xalay hanatay koobka ayaa ku leh ciyaartoyda ugu badan, waxayna ku leedahay ilaa 8-laacib oo boos walba leh.

Liverpool oo xalay laga qaaday koobka ayaa ku leh ilaa 3-laacib, Bayern Munich ayaa ku leh 2-laacib, Roma ayaa iyaduna ku leh 2-laacib.

Juventus, Manchester City iyo Barcelona ayaa iyaguna ku leh min hal laacib.

Shaxda sanadka ee Champions League:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close