Oliver Kahn Oo Difaacay Karius kadib qaladaadkii uu sameeyay kulankii Real Madrid

(Germany) 27 Maajo 2018. Oliver Kahn ayayaa ka hadlay eedeemaha uu helayo Loris Karius kadib qaladaadkii uu ka sameeyay kulankii Real Madrid ee finalka Champions League.

Real Madrid ayaa ku garaacday kooxda Liverpool 3-1 finalkii Champions League, waxayna xaqiijisay koobkeedii saddexaad ee xiriir ah, ahna kii 13-aad ee Los Blancos.

“Ma heysto waxaan sheego, mana aqaan waxaan ku tilmaamo, ma filayo inaan daawaday  xaalad ka xanuun badan kulan final ee sidan oo kale ah”.

“Habeen sidan oo kale ah, waxaa suuragal ah in ay dhibaateyso xirfada goolhaaye kasta, waxay ku dhibaateeneysaa xaaladaan oo kale wakhti dheer oo aadan ka bixi Karin, laakiin waa inaad noolaataa”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close