ISHA Ronaldo ayaa malaha xalay dhaawacday Maxamed Saalax…(DAAWO MUUQAALKAN adigaa YAABI DOONEE!!)

(Kiev) 27 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa u baas baxay Maxamed Saalax oo xalay dhaawac uga saaray garoonka habeenkiisii ugu waynaa kubbaa cagta.

Wiilka reer Masar ayaa ka baxay Garoonka isagoo oynaya waxaana kooxdiisii ugu dambeyn koobka looga qaaday 3-1.

Yeelkeede, inta aysanba bilaaban ciyaarta oo ay kooxaha ka soo baxayeen halka looga soo duso Garoonka ayaa waxaa IL xun ku fiiriyay Ronaldo.

Ronaldo ayaa waxaa laga soo qabtay Muuqaal isagoo si Kas ah isha ugu gubayo wiilka reer Masar.

BAL DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close