Day: May 27, 2018
-
Champ' League
SAWIRRO: Real Madrid oo si wayn ugu dabaal degtay Madrid..(Ronaldo oo durba Tinta soo jartay iyo Kumanaan Taageere oo….)
(Madrid) 27 Maajo 2018. Real Madrid ayaa xalay ku guuleystay Champions League markii saddexaad oo xiriir ah kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Barcelona oo sii diyaarsatay badalka Antoine Griezmann, hadii ay ku guuldareysato saxiixiisa
(Barcelona) 27 Maajo 2018. Wargeyska “Don Balón” ayaa wuxuu sheegay in Barcelona heshay badalka Antoine Griezmann, kadib markii uu hoos u…
Read More » -
Champ' League
Oliver Kahn Oo Difaacay Karius kadib qaladaadkii uu sameeyay kulankii Real Madrid
(Germany) 27 Maajo 2018. Oliver Kahn ayayaa ka hadlay eedeemaha uu helayo Loris Karius kadib qaladaadkii uu ka sameeyay kulankii Real…
Read More » -
Spain
Héctor Bellerín oo eeganaya xaalada dhaawac Dani Carvajal, si uu firsad ugu helo ka qeyb-galkiisa koobka aduunka ee 2018
(England) 27 Maajo 2018. Héctor Bellerín ayaa laga yaabaa inuu fursad u helo inuu ku biiro xulka Spain Koobka Adduunka ee…
Read More » -
England
Claudio Ranieri oo hal arin u sheegay Maurizio Sarri, kahor inta uusan ku biirin kooxda Chelsea
(England) 27 Maajo 2018. Claudio Ranieri ayaa aaminsan in Maurizio Sari laga yaabo inuu ku guuleysto Chelsea, lakiin waxa uu ka…
Read More » -
Champ' League
Messi oo Furka tuurtay kaddib markii ay Real Madrid xalay ku guuleysatay CL markii 3-aad oo xiriir ah isagoona Barcelona ku Amray inay….
(Europe) 29 Maaj0 2018. Real Madrid ayaa xalay dhigtay Taariikh lama ilaawaan ah kaddib markii ay ku guuleysatay Champions League…
Read More » -
Champ' League
Ronaldo oo goob fagaaro ah ku la hadlay taageerayaasha Real Madrid (Muxuu yiri?)
(Madrid) 27 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa goob fagaaro ah ku la hadlay taageerayaasha kooxdiisa xili ciyaartoyda ay la dabaal dagayeen…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Shaxda sanadka ee Champions League oo la soo saaray (Real Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh)
(Nyon) 27 Maajo 2018 Bogga rasmiga ah ee Champions League ayaa lagu baahiyay shaxda sanadka ee koobka horyaalada yurub xiliciyaareedkii soo…
Read More » -
Champ' League
“Dhaawaca Mohamed Salah ayaa qeyb weyn ka qaadatay in Real Madrid ay ku guuleysato Champions League”… Wijnaldum
(Liverpool) 27 Maajo 2018. Georginio Wijnaldum ayaa wuxuu xaqiijiyay in bixitaanka Mohamed Salah ee kulankii Real Madrid ee finalka Champions League…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo sheegay inaysan Lacag iyo Mushaar ahayn waxa ay isku heystaan Real Madrid…(Haddaba maxay tahay??)
(Madrid) 27 Maajo 2018. Lama garanayo ilaa iminka waxa sababay in Ronaldo uu shaki wayn galiyo mustaqbalkiisa Real Madrid xilli…
Read More »