Ronaldo oo niyada u dhisay Mohamed Salah kadib dhaawicii soo gaaray +SAWIRRO

(Kiev) 26 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa soo muujiyay niyad wanaag ku aadan xiddiga uu xafiiltanku kala dhexeeyay maalmihii u danbeeyay ee Mohamed Salah.

Weerar yahanka Liverpool ayaa awoodi waayay inuu dhamaysto ciyaarta kadib markii uu garabka ka dhaawacay Sergio Ramos.

Ronaldo ayaa u tagay Mohamed Salah xili uu oynayay isla markaana uu awoodi waayay inuu dhamaysto ciyaarta.

Wuxuuna u muuqday shaqsi sabarsiinaya Salah maadaama uu ka xunyahay inuu sidaas fudud uga baxo garoonka.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close