Imisa Saac ayaa Caalamka laga Daawan Doonaa Finalka Champions League

( Champ’ League ) 26 Maajo 2018. In labaasto Finalka Champions League waxaa ka haray saacayo yar habada meel walboo aad adduunka ka joogo imisa saac ayaad daawan doonta kulanka ka dambeysta koobka kooxaha yurub.

Dalkeena Somaliya ayaa laga daawan doona saacadu markey tahay 09:45 daqiiqo waxaana isku waqti nahay magaalada uu ka dhici doona finalka ee Kiev iyo caasimada Russia ee Moscow.

Dalka Egypt oo dad weynaha ku nool caawa u yahay habeen qaas ah ayaa wiilkooda Mohamed Salah laga daawan doonaa caasimada dalkas ee Cairo 08:45 daqiiqo.

Waqooyiga iyo koofurta America ayaa xili maalin ah daawan doona cayaarta

Australia, ayaa laga daawan doona xiliga uu waaga baryayo laakiin Japan, iyo China ayaa iyana daawan doona cayaarta saqda dhexe caawa.

Habada aan aragno saacada laga daawan doono qaar kamid ah magaalooyinka caalamka.

Ka dheeho Sawiirkaan

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close