Dhibatooyinka Finalka oo Sii Kor Dhay iyo Carvajal oo laga Saaray Cayaarta

( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa dhankooda iyana laga saaray daafaca midi gee Dani Carvajal kasoo dhibaato kala kulmay daafaca bixid ee Liverpool Andrew Robertson.

Arintaan dhibaato weyn kuma aha Real Madrid marka loo fiiriyo dhibka weyn ee soo gaaray Liverpool.

Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa badal ku keenay laacibka Nacho Fernandez.

Dani carvejal ayaa ilmenayay markuu ka baxayay garoonka waxaana cabsi laga muujin karaan rajadiisa koobka adduunka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close