Deg Deg: Mo Salah oo laga Saaray Cayaarta

( Kiev ) 26 Maaj 2018. Niyad jab weyn ayaa soo food saaray kooxda Liverpool kadib markii uu awoodi waayay inuu cayaarta sii wado xiddigooda muhiimka ah ee Mo Salah.

kubbad uu caadis xoogan kala kulmay Sergio Rasom ayaa keenay in Salah uu si xoogan dhulka ugu dhacay wuxuuna ka cabanayay garabka.

Inkastoo Salah dhibkaa soo gaaray uu u muuqaday mid cayaarta sii wadan karay balse ma dhicin inuu daqiiqad ka badan uu garoonka ku jiro.

wiilka dalka Masar ayaa isaga oo ooynaya ka baxay garoonka waxaana lagu badalay Adam Lallana xili cayaartu ay socotay 32 daqiiqo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close