Day: May 26, 2018
-
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo hadal layaab leh sheegay & Jamaahiirta Real Madrid oo arintan walaac xoogan ka Muujiyay
(Real Madrid) 26 Maajo 2018. Xidiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shaki weyn galiyay mustaqbalkiisa Los Blancos, kadib markii uu…
Read More » -
Champ' League
Zinedine Zidane Hogaamiye aan inaba Caadi aheyn ?
( Madrid ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa ku guuleystay markii seddaxaad oo xariir ah tartanka Champions League iyadoo…
Read More » -
Champ' League
Maxaa Laga Bartay Cayaartii Finalka ee Rael Madrid iyo Liverpool
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa markale taariikh u dhigtay koobka kooxaha yurub ee Champions League iyagoo…
Read More » -
Champ' League
Real Madrid oo ku Guuleysatay Koobkii seddaxaad oo Xariir ah tartanka Champions League kadib guul aysan ku Dhibtoon oo ay ka Gareen Liverpool+SAWIRRO
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa hanatay koobka Champions League markii seddaxaad oo xariir ah kadib markii…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Mohamed Salah oo seegaya koobka adduunka!
(Kiev) 26 Maajo 2018 Taageerayaasha malaayiinta ah ee dalka Masar ayaa aad u niyad jabsan kadib markii la sheegay in Mohamed…
Read More » -
Champ' League
“Waxa uu sameeyay Sergio Ramos waa dambi weyn, si ula kac ah ayuu dhibaateeyay Mohamed Salah”
(Kiev) 26 Maajo 2018. Xidigii hore xulka qaranka Masar Mohamed Aboutrika ayaa wuxuu xaqiijiyay in waxa uu ku sameeyay difaaca kooxda…
Read More » -
Champ' League
Ronaldo oo niyada u dhisay Mohamed Salah kadib dhaawicii soo gaaray +SAWIRRO
(Kiev) 26 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa soo muujiyay niyad wanaag ku aadan xiddiga uu xafiiltanku kala dhexeeyay maalmihii u danbeeyay…
Read More » -
Champ' League
Dhibatooyinka Finalka oo Sii Kor Dhay iyo Carvajal oo laga Saaray Cayaarta
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa dhankooda iyana laga saaray daafaca midi gee Dani Carvajal kasoo dhibaato…
Read More » -
Champ' League
Deg Deg: Mo Salah oo laga Saaray Cayaarta
( Kiev ) 26 Maaj 2018. Niyad jab weyn ayaa soo food saaray kooxda Liverpool kadib markii uu awoodi waayay…
Read More » -
Italy
Mario Balotelli oo noqonaya kabtanka xulka qaranka talyaaniga
(Roma) 26 Maajo 2018 Tababare Roberto Mancini ayaa wali sii wada lama filaankiisa kadib markii loo magacaabay tababaraha xulka qaranka talyaaniga.…
Read More »