LAMA FILAAN: TV-ga sida gaarka ah u tabinaya Final-ka Champions League oo ay ka hoos baxday kadib markii uu soo bandhigay shaxda labada kooxood!!

(Kiev) 25 Maajo 2018 Kanaalka sida rasmiga ah u tabinaya kulanka Final-ka Champions League ee xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa ka yaabiyay kooxaha Liverpool iyo Real Madrid.

Wuxuu si lama filaan ah u fakiyay shaxda labada kooxood ay ku soo gali doonaan kulanka habeen dambe ee Final-ka Champions League.

Tababare Zidane ayaa ku soo bilaabaya ciyaarta Isco, sidoo kale wuxuu go’aamiyay inuu Ronaldo ku lamaaniyo Benzema halka Bale loo dhaadhiciyay keydka.

Dhanka Liverpool weerarka Mane, Salah iyo Firmino ayaa ku soo bilaabanaya halka Emre Can uu ku soo bilaabanayo Keydka.

Waa tan Shaxda labada kooxood ee kulanka Final-ka:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close