Horyaalkee ugu Shax Fiican Kooxda Sanadka ee Shan Horyaal Qaarada Yurub ?

( Europe ) 25 Maajo 2018. Xagaaga horyaalada qaarada yurub ayaa soo idlaaday habada waa horyaalkee kan ugu shaxda wanaagsan kooxda sanadka ee horyaaladaas.

Cayaariyahanka kasoo muuqanaya safka kooxda sanadka waa kuwa ugu wax qabadka fiicanaa kal cayaareedkan.

Majalada Marca ayaa codeyn u sameyneysa horyaalka ugu shaxda fiican, iyadoo ay soo xuleen shax sanadeedka horyaaladan falanqeyaal cayaaro, xariirada kubadda cagta. iyo majalado.

Spain La liga, waxaa soo xulay LaLiga Fantasy Marca, England Premier League waxa soo xulay  PFA  oo ah (Xariirka kubbada cagta dalkaas) Seire a waxaa soo xulay Majalada OPTA, Bundesliga waxa soo xulay Majalada Kicker, halka France Ligue 1 ay soo xuleen Xirfan yahano kubbada cagta ah.

Hadda waa kuwan saf cayaareedka sanadka ee horyaalada La liga, Premier League, Seire a, Bundesliga iyo Ligue 1.

LaLiga

Premier League

Serie A

Bundesliga

Ligue 1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close