Arag sida uu TINTA ka dhigtay Leroy Sane

(Germany) 25 Maajo 2018. Leroy Sane ayaa waji cusub ku wajihi doona koobka adduunka ee June ka furmi doona Ruushka kaddib markii uu titcaday Timihii Afrada ahaa.

Wiilka reer Germany ayaa wacdaro muuqata ka dhigay Premier League kal ciyaareedkan isagoona Manchester City ka caawiyay inay ku guuleystaan horyaalka si dhib yar.

Waxaa loo doortay da’yarka ugu fiican horyaalka Ingiriiska waxaana loo saadaaliyay inuu xiddig ka noqon doono dhacada ugu wayn kubbada cagta adduunka.

EEG sida uu Tinta ka dhigtay Sane:

Leroy Sane at Germany training with his new haircut

Sane at Germany training with his new look

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close