Waa Diyaar MAALIYADAHA ay Sabtida ku ciyaari doonaan Real Madrid iyo Liverpool Final ka Champions League…(Maxaa ku qoran??)

(Europe) 24 Maajo 2018. Maalinkii la wada sugayay ee Final ka Champions League waxaa naga xiga berito oo Jimco ah haddii uu eebe idmo.

Real Madrid oo dooneysa inay Koobka dhaga waynaha xareysato markii saddexaad oo xiriir ah iyo Liverpool oo baahi badan u qabta ayaa Kiev isku qaban doona Sabtida soo socota.

Haddaba ka hor kulankooda waxaa la soo saaray Maaliyadaha ay ku soo gali doonaan garoonka.

Waxaa maaliyadaha ku qoran “Final Kyiv 2018, NSC Olimpiyskiy-26 May, Real Madrid vs Liverpool”.

SAWIRRO:

Hierro's daughter uploaded the photo to Instagram.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close