Jariiradda TELEGRAPH oo Saadaal Yaab leh ka bixisay kulanka Finalka sabtida ee Real Madrid vs Liverpool

(Europe) 23 Maajo 2018. Kulankii la wada sugayay ee Finalka Champions League waxaa naga xiga beri oo Jimce ah hadduu eebe idmo.

Muruq waynta Real Madrid iyo Liverpool ayaa ku dagaalami doona Keive.

Jariiradda Afka dheer ee ka soo baxda England ee The Telegraph ayaa saadaalin Yaab leh ka dhiibatay ciyaarta kama dambeysta ah.

Waxay sheegtay in Liverpool ay ku adkaan doonto kulanka 4-3 iyadoo waliba la isla gaari doono waqtiga dheeriga ah.

Haddaba adiga waa sidee saadaashaada, nala wadaag oo Facebook noogu reeb. Mahadsanid.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close