Day: May 24, 2018
-
England
Mourinho oo la damacsan markale Guardiola dharbaaxo cusub ee ku aadan dhanka suuqa kadib heshiiskii Sanchez
(Man United) 24 Maajo 2018. Macalinka reer Portugal iyo kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wuxuu halkiisa kasii wadaa loolanka adag…
Read More » -
Champ' League
Jurgen Klopp oo ka warbixiyay xaalada Emre Can iyo James Milner kahor kulanka finalka Champions League
(Liverpool) 24 Maajo 2018. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa wuxuu xaqiijiyay in labadiisa xidiga ee Emre Can iyo James…
Read More » -
Champ' League
RASMI: UEFA oo ku dhawaaqday garoon lagu marti galinayo finalka Champions League xili ciyaareedka 2019/2020
(UEFA) 24 Maajo 2018. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqay Garoomada marti gelin doona finalka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Jariiradda TELEGRAPH oo Saadaal Yaab leh ka bixisay kulanka Finalka sabtida ee Real Madrid vs Liverpool
(Europe) 23 Maajo 2018. Kulankii la wada sugayay ee Finalka Champions League waxaa naga xiga beri oo Jimce ah hadduu…
Read More » -
Italy
Roberto Mancini oo ka warbixiyay go’aanka Gianluigi Buffon kaga aadan inuu ka fariisto kubada cagta.
(Italy) 24 Maajo 2018. Tababaraha cusub ee xulka qaranka Italy Roberto Mancini ayaa xaqiijiyay in kabtanka xulka Gianluigi Buffon inuu go’aansaday…
Read More » -
Champ' League
SAWIRRO: Arag Kobaha Cusub uu Maxamed Saalax ku ciyaari doono kulanka sabtida ee Finalka Champions League
(Europe) 23 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa soo bandhigay Kobaha uu ku ciyaari doono kulanka Sabtida ee Finalka Champions League.…
Read More » -
England
Milkiilaha kooxda Liverpool John W. Henry oo sheegay inuusan fahmin sababta ay ku baxeen Suarez iyo Coutinho
(Liverpool) 24 Maajo 2018. Milkiilaha kooxda Liverpool ee reer Mareykan John W. Henry ayaa sheegay inuusan fahmin sababta Luis Suarez iyo…
Read More » -
England
“Haddii Guardiola uu ku guuleysto waxa Zidane uu ku guuleystey, waxaad heli doontaa dad ku heesaya gurayaha korkooda”… McManaman
(Engladn) 24 Maajo 2018. Xidigii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka England Steve McManaman ayaa xaqiijiyay in macalinka kooxda Real…
Read More » -
England
RASMI: Mauricio Pochettino oo heshiis cusub u saxiixay Tottenham Hotspur
(Tottenham) 24 Maajo 2018. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa si rasmi ah ugu shaacisay website-keeda in macalinka reer Argantina ee Mauricio Pochettino…
Read More » -
England
Madaxweynaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis oo xiiseenaya inuu lasoo saxiixdo David Luiz
(Napoli) 24 Maajo 2018. Kooxda Napoli uu hogaaminayo madaxweynaheeda Aurelio De Laurentiis uu xiiseenayo lasoo saxiixashada difaaca reer Brazil iyo…
Read More »