Day: May 23, 2018
-
Uncategorized1
Douglas Costa oo gaaray xerada tababarka xulka qaranka Brazil isagoo qaba dhaawac, miyay soo idlaatay rajadiisa koobka aduunka?
(Brazil) 23 Maajo 2018. Sida daboolka ay ka qaaday saxaafada xidiga kooxda Juventus ee Douglas Costa ayaa maanta gaaray xerada tababarka…
Read More » -
England
Agaasimaha Arsenal Ivan Gazidis oo ka warbixiyay waxyaabaha ay ku doorteen in ay shaqaaleysiiyaan Unai Emery
(London) 23 Maajo 2018. Agaasimaha kooxda Arsenal Ivan Gazidis ayaa sheegay in kooxdiisa Gunners ay wada hadalo la yeelatay 8 macalin…
Read More » -
Spain
“Waxaan u socdaa Gurigeyga Cusub.”. Andres Iniesta oo Xaqiijiyay Kooxdiisa Cusub
(Spain) 23 Maajo 2018. Andres Iniesta ayaa axadii soo afjaray 22 sano uu ku sugnaa kooxda Barcelona wuxuuna iminka xaqiijiyay…
Read More » -
England
Guardiola oo qorsheenaya in Barcelona uu ka dul qaado bar-tilmaameedkeeda ugu muhiimsan ee suuqa xagaaga
(Man City) 23 Maajo 2018. Barcelona ayaa waxay bar-tilmaameed buuxa ka dhiganeysaa saxiixa difaac cusub, kadib marka uu furmo suuqa kala…
Read More » -
Italy
Ancelotti oo AFAR LUQADOOD ku hadlay kaddib markii loo Magacaabay Tababaraha Napoli
(Italy) 23 Maajo 2018. Napoli ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti uu yahay macallinkeeda Cusub ee saddexda sano ee soo…
Read More » -
Champ' League
Maxamed Saalax oo Muujiyay sida uu ugu dhagan yahay Diinta Islaamka kaddib markii uu diiday inuu Afuro…!!!
(Egypt) 23 Maajo 2018. Waxaa baryahaan dhan la is waydiinayay haddii uu Maxamed Saalax afuri doono kulanka Finalka Champions League…
Read More » -
Italy
RASMI: Carlo Ancelotti oo loo magacaabay macalinka cusub ee kooxda Napoli
(Napoli) 23 Maajo 2018. Napoli ayaa ku dhawaaqday in Carlo Ancelotti ay u magacaawday inuu yahay tababaraha cusub ee leylin doona…
Read More » -
England
SAWIRRO: Arsenal oo soo bandhigtay Tababaraheeda Cusub
(London) 23 Maajo 2018. Arsenal ayaa soo bandhigtay tababaraheeda cusub ee Unai Emery kaa oo dhexli doona booskii uu 22…
Read More » -
England
Álvaro Morata iyo wakiilkiisa oo lagu dhex arkay magaalada Milan
(Chelsea) 23 Maajo 2018. Kaamirooyinka ayaa waxay soo bandhigeen maanta oo Arbaha ah Álvaro Morata iyo wakiilkiisa Giuseppe Bozzo oo uu…
Read More » -
Spain
Francisco Isco oo qiray inuu ku faraxsan yahay Real Madrid, kahor kulanka finalka UEFA Champions League
(Real Madrid) 23 Maajo 2018. Khadka dhexe kooxda Real Madrid Francisco Isco ayaa wuxuu ka hadlay wararka ku aadan inuu ka…
Read More »