Pogba oo yiri hadal aad u Qiiro Badan kaddib markii uu tagay dhulka Barakeysan ee Makah

(Makah) 22 Maajo 2018. Paul Pogba ayaa la siyay hal usbuuc oo fasax ah ka hor inta uusan xulka Faransiiska kula biirin diyaar garowga Koobka adduunka ee June ka furmaya Ruushka.

Xiddiga ugu qaalisan Manchester United ayaa sidii ugu habooneyd uga faa’iideystay fasaxiisa isagoona booqday dhulka Barakeysan ee Makah.

Wiilka reer France ayaa muuqaal uu soo dhigay Baraha Bulshada ku yiri hadal aad u Qiiro badan.

Wuxuu yiri: “Kaliya qofka halkan Yimaada ayaa fahmi doona Dareenka.

“Sidaa darteed waxaan rajeynayaa in dadka aan marna halkan iman inay maalin uun yimaadaan.

“Meel qurux badan, Qurux badan, Qurux badan oo Qurux badan, Dareenkana xitaa makuu sharxi karo,”.

SAWIRRO:

 Paul Pogba has marked Ramadan by making the pilgrimage to Mecca

 Paul Pogba shared footage of himself making Hajj to his followers on social media

 Pogba made the journey to Mecca during a break before linking up with France ahead of the World Cup

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close