Day: May 22, 2018
-
Spain
Arsene Wenger oo shaaciyay sirta ka dambeysa inuu iska diiday leylinta kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 22 Maajo 2018. Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa iska diiday dalab kaga yimid kooxda Real Madrid…
Read More » -
Champ' League
Seddexda ciyaaryahan ee weerarka Liverpool oo ka sara maray Ronaldo, Bale iyo Benzema xili ciyaareedkoodii ugu fiicnaa UCL
(Champions League) 22 Maajo 2018. Wargeyska “Marca” ayaa wuxuu tooshka ku ifiyay rikoodhka gool dhalineed ee Seddexda ciyaaryahan weerarka kaga ciyaarta…
Read More » -
England
Lionel Messi oo hal fursad muhiim ah u ogolaanaya Monamed Salah
(Barcelona) 22 Maajo 2018. Wargeysyada dalka England ayaa waxay tilmaameen in Mucjisada kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu soo dhaweeyay in…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pogba oo yiri hadal aad u Qiiro Badan kaddib markii uu tagay dhulka Barakeysan ee Makah
(Makah) 22 Maajo 2018. Paul Pogba ayaa la siyay hal usbuuc oo fasax ah ka hor inta uusan xulka Faransiiska…
Read More » -
England
“Ronaldo maku badalaneysaa Maxamed Saalax??.”.- Zidane oo Su’aashan la waydiiyay
(Spain) 22 Maajo 2018. Tababare Zidane oo la waydiiyay haddii uu Cristiano Ronaldo ku badelanayo Maxamed Saalax xilli ay labada…
Read More » -
Champ' League
Raphael Varane oo eeganaya in kulanka Liverpool ay ka sameeyaan taariikh cusub
(Real Madrid) 22 Maajo 2018. Xidiga Real Madrid ee Raphael Varane ayaa wuxuu ka dhawaajiyay in kooxdiisa Los Blancos ay eeganeyso…
Read More » -
Italy
“Waxaan helnay saddex dalab ka yimid kooxaha waaweyn ee yurub”..xaaska Icardi oo sidaas sheegtay
(Inter Milan) 22 Maajo 2018. Xaaska Mauro Icardi ee Wanda Nara ahna wakiilkiisa ayaa waxay shaacisay in weeraryahanka kooxda Inter Milan…
Read More » -
Italy
Iker Casillas iyo Manuel Neuer oo qaab ka duwan sidii hore u macsalaameeyay Gianluigi Buffon
(Italy) 22 Maajo 2018. Goolhaayaha reer Spain iyo kooxda Porto Iker Casillas iyo dhigiisa Bayern Munich Manuel Neuer ayaa qaab aad…
Read More » -
Spain
Robert Pirès oo kaga digay Antoine Griezmann inuu u dhaqaaqo kooxda Barcelona
(Atletico Madrid) 22 Maajo 2018. Xidigii hore kooxda Arsenal Robert Pirès ayaa kaga digay laacibka ay isku dalka kasoo wada…
Read More » -
England
Chelsea oo 100 milyan ku soo iibsaneysa laacib 30-jir ah si ay Hazard ugu qanciso inuu kooxda sii joogo
(London) 22 Maajo 2018. Chelsea ayaa dooneysa inay jabiso rikoodhkeeda dhanka suuqa kala iibsiga si ay u qanciso xiddigeeda Eden…
Read More »