Day: May 21, 2018
-
Uncategorized1
Jorge Sampaoli: “Lionel Messi wuxuu sugi la’ayahay ka qayb galkiisa koobka aduunka 2018”
(Argantina) 21 Maajo 2018.Tababaraha xulka qaranka Argentina Jorge Sampaoli ayaa xaqiijiyay in Lionel Messi uu ku faraxsan yahay inuu ka…
Read More » -
England
Kabtanka kooxda Chelsea Gary Cahill oo codsaday in si deg-deg ah looxaliyo xaalada Antonio Conte
(Chelsea) 21 Maajo 2018. Kabtanka kooxda Chelsea Gary Cahill oo codsaday in si deg-deg ah looxaliyo xaalada Antonio Conte oo ay…
Read More » -
Champ' League
Steven Gerrard oo fariintaan u diray ciyaartoyda Liverpool ka hor Final-ka Champions League
(Liverpool) 21 Maajo 2018 Halyeeyga Liverpool ee Steven Gerrard ayaa fariin u diray ciyaartoyda haatan difaacaya funaanadii uu soo difaacayay muddo sanado…
Read More » -
Spain
Del Bosque: “Real Madrid waa koox awood badan…muxuuse ka yiri wararka ku aadan in Neymar uu ku biiri doono Bernabéu?”
(Spain) 21 Maajo 2018.Tababarihii hore ee xulka Spain Vicente del Bosque ayaa sheegay in xulka in La Roja uu ku…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Pep Guardiola oo £ 100m ku doonaya saxiixa Eden Hazard
(Man City) 21 Maajo 2018.Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa xiiseenaya inuu lasoo saxiixdo xidiga kooxda Chelsea ee Eden Hazard,…
Read More » -
Champ' League
Kabtanka Real Madrid oo Daaha ka rogay sida ay ku joojin doonaan Maxamed Saalax iyo Roberto Firmino Finalka Champions League
(Europe) 21 Maajo 2018. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa Daaha ka rogay sida ay Final ka Champions League ku…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Marcelo muuqaalkii cajiibka ahaa ee fiidiyowga uu kala soo muuqday wiilkiisa yar xidigaha Real Madrid maalmo yar ka hor?
(Real Madrid) 21 Maajo 2018. Difaaca kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil Marcelo ka hadlay muuqaalkii cajiibka ahaa ee fiidiyowga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar hooyadiis oo ka caraysan Nasser Al-Khelaifi isla markaana ka shiftay hadalkii ciyaartoyda Real Madrid ay ku dheheen wiilkeeda
(Paris) 21 Maajo 2018 Hooyada dhashay laacibka reer Brazil ee Neymar ayaa ugu danbayn afka furatay, waxayna ka hadashay mustaqbalka wiilkeeda.…
Read More » -
Spain
Lukas Podolski oo sheegay inuu rajeenayo ka garab ciyaarista Andres Iniesta
(Japan) 21 Maajo 2018. Weeraryahankii hore xulka qaranka Germany Lukas Podolski ayaa wuxuu sheegay inuu soo dhaweenayo in ay ka wada…
Read More » -
Ameerika
DEG DEG: Liiska kama danbaysta ah ee xulka Argentina oo lagu dhawaaqay (Xiddig wayn oo laga soo tagay)
(Moscow) 21 Maajo 2018 Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Jorge Sampaoli ayaa si rasmi ah u soo saaray liiskiisa kama danbaysta ah…
Read More »