Andre Gomes oo ku dhaw inuu ka tago Barcelona

(Barcelona) 20 Maajo 2018 Laacibka reer Portugal ee Andre Gomes ayaa qarka u saaran inuu macsalaameeyo kooxdiisa Barcelona sida uu baahiyay wargayska Sport.

Andre Gomes ayaa ku fashilmay inuu boos joogto ah ka helo Barcelona tan iyo markii uu ku soo biiray xaggaagii 2016.

Image result for Andre Gomes Man United

24 jirkaan ayaa qayb ka ah dhawr laacib oo Barcelona ay iska fasaxayso suuqa xaggaagan xili uu boos ka waayay xulkiisa Portugal ee koobka adduunka.

Manchester United ayaa hogaanka u haysa kooxaha doonaya saxiixa Andre Gomes.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close