Day: May 20, 2018
-
Spain
Xavi Hernández oo gudoonsiiyay Lionel Messi abaal marinta xidiga bisha ee horyaalka La Liga
(Barcelona) 20 Maajo 2018. Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa gudoomay abaal marinta xidigii ugu fiicnaa bishii April lasoo dhaafay ee…
Read More » -
France
Thomas Tuchel oo sheegay inuu durbaba la kulmay Neymar Jr (Maxay ka wada hadleen?)
(PSG) 20 Maajo 2018.Tababaraha cusub ee kooxda Paris Saint-Germain Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyay inuu la kulmay xidiga koowaad ee kooxda…
Read More » -
Spain
Andrés Iniesta oo ku macsalaameeyay garoonka Cump Nou fariin qiiro leh
(Barcelona) 20 Maajo 2018. Xiddiga heerka caalami ee reer Spain, Andres Iniesta ahna kabtanka kooxda Barcelona, ayaa qaadanaya faraxada kulankiisii ugu…
Read More » -
Champ' League
Kabtanka Liverpool Henderson oo Daaha ka rogay Qiso Xanuun badan ka hor Final ka Champions League
(England) 20 Maajo 2018. Kabtanka kooxda Liverpool Jordan Henderson ayaa daaha ka rogay Qiso damqasho leh oo ku aadan Aabihii…
Read More » -
Italy
Gianluca Vialli oo kasoo hor jeestay in Alvaro Morata uu dib ugu soo laabto kooxda Juventus
(Juventus) 20 Maajo 2018. Waxaa si xoogan ay saaxaafada u hadal heesay maalmihii lasoo dhaafay suurtagalnimada uu Alvaro Morata dib ugu…
Read More » -
France
Paris Saint – Germain oo saxaafada u soo bandhigtay macalinkeeda cusub ee Thomas Tuchel
(PSG) 20 Maajo 2018. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa bogeeda rasmiga ah ku shaacisay soo bandhigida mcalinka cusub ee kooxdeeda Thomas…
Read More » -
England
Willian oo ku jees jeesay Antonio Conte kadib ku guuleysigooda koobka FA Cup
(Chelsea) 20 Maajo 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Willian aya ku dhaqaaqay fal lagu tilmaamay inuu yahay mid uu…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ka jawaab celiyay wararka ku aadanaa inuu xiriir la sameeyay Antoine Griezmann
(Barcelona) 20 Maajo 2018. Mucjisada kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ee Lionel Messi ayaa wuxuu xaqiijiyay inaysan waxba ka jirin,…
Read More » -
Italy
Gabar Xalay si Xun u Bahdishay mid ka mid ah xiddigaha ugu Muhiimsan Juventus!!…(DAAWO wixii dhacay)
(Torino) 20 Maajo 2018. Juventus ayaa xalay loo caleemo saaray Horyaalka Serie A markii Todobaad oo xiriir ah iyadoo uu…
Read More » -
England
Paul Scholes oo dhaleeceeyay Alexis Sánchez: “Ma jiro wax ka sii xun”
(Man United) 20 Maajo 2018. Halyayga kooxda Manchester United Paul Scholes ayaa wuxuu dhaleeceen u jeediyay xidiga kooxda Red devils Alexis…
Read More »