Shaxda Rasmiga ee Finaalka FA Cup Cheslea vs Manchester united

( FA Cup ) 19 Maajo 2018. Kooxaha isku haya cayaarta finaalka Fa Cup ayaa ku dhawaaqay safafkooda rasmiga ah ee kulankan.

Weeraryahakanka Manchester united Romalo Lukaku ayaa usoo bilaawday keydka, halka ay kooxda Chelsea kusoo bilaawday saf xoogan oo ay weerarka hogaaminayaan Hazrad iyo Giroud.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close