Pique oo Daaha ka Orag inay leeyihiin cayaartoyda Barcelona Group WhatsApp.

( Spain) 19 Maajo 2018. Kooxda kowaad ee Barcelona ayaa leh Group WhatsApp, kaaso kaliya ah cayaartoyda uusan ku jirin macalinka.

Wax ka badan waxa kasta, ayay kuwada xariiran xiliyada tartabarka iyo kulamada.

“Waxaan lee nayahy WhatsApp, kuma jiro Ernesto Valverde macalinka kooxda ,” Gerard Pique shaaciyay intii lagu guda jiray macsalaameynta Andres Iniesta.

“Caadiyan waxaan ka wadahadalnaa waqtiyada.

“Pique wuxuu ku kaftamay in tani ay si gaar ah faa’iido ugu tahay xusuusinta Ousmane Dembele wakhtiguu ku imaan lahaa.

“Mar walba wuu soo daahaa,” daafaca dhexe oo qoslaya ayaa sida hadalkiisa kusii daray.

Mar la weydiiyay maamulaha group-ka, Pique ayaa yiri ma hubo laakiin waxaa loo maleynayaa inuu isaga yahay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close