Day: May 19, 2018
-
Spain
Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub ka sameeyay kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 19 Maajo 2018. Xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub u dhigay kooxda Real Madrid kulanka ugu…
Read More » -
England
Hazard oo hadlay kaddib markii ay ku guuleysteen FA Cup…….(Miyuu ka tagayaa Chelsea??)
(London) 19 Maajo 2018. Chelsea ayaa si dirqi ah FA Cup uga qaaday kooxda Manchester United xilli uu wacdaro dhigay…
Read More » -
England
DAAWO SAWIRRO: Sida ay Chelsea ugu dabaal degtay koobka FA CUP
(London) 19 Maajo 2018. Gool uu Hazard u dhaliyay Chelsea bilowgii ciyaartay ayaa uga filnaaday inay FA Cup uga qaadaan…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo sheegay in Fernando Torres uu la mid yahay Andres Iniesta
(Barcelona) 19 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa amaanay weeraryahanka halyeeyga ah Fernando Torres oo bari Axad ah ciyaari…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo magacaabay kooxda Barcelona ee kulanka Real Sociedad
( La liga ) 19 Maajo 2018. Macalinka Barcelona Ernesto Valverde ayaa go’aansaday inuu u yeero cayaariyahan walba uu heli…
Read More » -
Italy
“Sheekadaada la xiriirta Juventus marna ma dhamaan doonto” Del Piero oo fariin u diray Gianluigi Buffon
(Juventus) 19 Maajo 2018. Halyayga kooxda Juventus Alessandro Del Piero ayaa u diray saaxiibkiis hore ay isku dalka kasoo wada…
Read More » -
Italy
LAYAAB: Agaasimaha guud ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta oo ka hadlay Mustabalka Buffon
(Juventus) 19 Maajo 2018. Agaasimaha guud ee Juventus Giuseppe Marotta ayaa sheegay in kooxdiisa ay ku dhow dahay dhameystirka saxiixa xidiga…
Read More » -
England
Chelsea oo ku Guuleystay Koobka FA Cup Markii ay Garaaceen Manchester United+SAWIRRO
( FA Cup ) 19 Maajo 2018. Kooxda Cheslea ayaa si cariiri ah kaga adkaatay Manchester united finaalka FA Cup…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: Juventus oo la Galbatay Horyaalka Talyaaniga…Xili ooyin iyo Dareen Qiirad leh lagu Sagootiyay Buffon
( Serie a ) 19 Maajo 2018. Gianluigi Buffon ayaa soo gabagabeyay 17 sano uu u cayaarayay kooxda Juventus xili ay…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan Messi in uu ciyaarayo iyo in kale kulanka Real Sociedad
(Barcelona) 19 Maajo 2018. Ernesto Valverde ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan xidiga reer Argantina ee Lionel Mess inuu kusoo bilaawan…
Read More »