SAWIRRO: Waaba isagii oo meesha taagan… (Bal arag Taallo loo sameeyay da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta Adduunka!)

(Paris) 18 Maajo 2018. Da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta Adduunka ee Kylian Mbappe ayaa loo sameeyay taallo aan isaga laga aqoon.

Madxafka Grevin Museum ee ku yaala Magaalada Paris ayaa Khamiistii lagu soo bandhigay taallada laga sameeyay Shumaca ee sida wayn ugu eg wiilka reer France.

Xiddigii hore ee Monaco ayaa aad ugu farxay taallada loo sameeyay sida ka muuqata Sawirrada.

DAAWO:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close