SAWIRRO: Qaabkuu ahaa Dabaaldaga Atletico Madrid oo Markii Seddaxaad Hanatay Koobka Europa League.

( Europe League ) 17 Maajo 2018. Muddo Lixsanaa kadib kooxda Atletico Madrid ayaa hanatay koobkii u horeyay ee tartank yurub ah tan iyo sanadkii 2012.

Kooxda caasimada Spain ayaa laba kol guuldareysatay koobka Champions League oo ay finaalkiisa qasaaro kala kulantay kooxada ay dariska yihiin ee Real Madrid sanadihii 2014 iyo 2016.

Si kastaba, naadiga uu leyliyo Simeone ayaa ku guuleystay koobka Europe League Markii ay garaceen kooxda Marseilla ciyaar ku dhamaatay 3-0.

Daawo Sawirrada Dabaaldaga:

AFP

AFP

AFP

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close