DAAWO: Neymar oo dib ugu soo laabtay tababarka PSG ka hor kulanka Caen

(Paris) 17 Maajo 2018 Taageerayaasha xulka qaranka Brazil ayaa helaya war farxad leh kadib markii Neymar uu dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee kooxdiisa.

Neymar ayaa ka qayb qaatay tababarkii saaka ee kooxda PSG ay isugu diyaarinaysay kulanka ay u martin doonto sabtiga kooxda Caen.

Laacibka ayaa si caadi ah uga qayb qaatay tababarka isaga oo aan dareemin wax dhibaato ah, warkaas ayaana ah mid u wanaagsan tababaraha xulka qaranka Brazil.

Halkaan ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close