Day: May 17, 2018
-
France
RASMI: Didier Deschamps oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala qeyb gali doono koobka aduunka ee 2018
(France) 17 Maajo 2018. Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay liiska ka kooban 23-ka xidig…
Read More » -
Afrika
RASMI: Sadio Mane oo hoggaaminaya 23-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Senegal uga qeyb galaya Koobka Adduunka 2018
(Dakar) 17 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey 23-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Senegal uga qeyb galaya Koobka Adduunka 2018, waxaana…
Read More » -
France
Neymar oo ku soo laabtay Tababarka buuxa ee kooxdiisa Paris Saint-Germain, isagoo ciyaari kara…
(Paris) 17 Maajo 2018. Neymar Jr ayaa maanta oo Khamiis ahayd xiddigaha kooxdiisa Paris Saint-Germain, tababar kula qaatay garoonka Parc…
Read More » -
England
Pep Guardiola: “Brazil waxay nasiib ku leedahay inay heysato labadan xidig cajiibka ah”
(World Cup) 17 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in Brazil ay wajihi doonto isbedel dhab…
Read More » -
Spain
Barcelona oo aan ugu hambalyeynin kooxda Atletico Madrid ku guuleysiga koobka Europa League, sababa la xiriira Arintan
(Barcelona) 17 Maajo 2018. Waxay u muuqataa in xiriirka u dhexeeya kooxaha Atletico Madrid iyo Barcelona uu sii xumaanayo, maalmihii dhawaa…
Read More » -
Spain
RASMI: Luis Rubiales oo loo doortay madaxweynaha cusub ee xiriirka kubada cagta dalka Spain
(Spain) 17 Maajo 2018.Luis Rubiales ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Xiriirka Kubadda Cagta ee dalka Spain ilaa sanada 2020,…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo kaga guuleestay dalka Spain abaal marin kale ee cusub
(Barcelona) 17 Maajo 2018. Ciyaaryahanka reer Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaalmarin cusub maanta oo Khamiis…
Read More » -
England
RASMI: Pep Guardiola oo heshiis cusub u saxiixay kooxda Manchester City
(Manchester) 17 Maajo 2018. Manchester City ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Pep Guardiola ku abaal marisay, kaasoo…
Read More » -
France
RASMI: Claudio Ranieri oo ka tagay kooxda Nantes ee dalka France
(Nantes) 17 Maajo 2018. Kooxda reer france Nantes ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah in ay kala tageen macalinka reer dalka…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo kulan la qaatay madaxda Manchester City (Muxuu ku soo dhamaaday?)
(Manchester) 17 Maajo 2018 Ninka lala xiriirinayo shaqada tababarenimo ee kooxda Arsenal ayaa kulan la qaatay maamulka sare ee kooxda Manchester…
Read More »