RAMADAAN KARIIM: Bahda Gool FM oo bulshada Soomaaliyeed ugu bishaaraynaya bisha barakaysan ee Ramadaan

(Gool FM) 16 Maajo 2018. Waxaa lagu wadaa in berri oo Khamiis ah uu si rasmi ah u biloowdo Ramadaankii la wada sugayey kaasoo ay inta badan iclaamiyaan duwalka Islaamka ihi.

Maamulka, shaqaalaha, howlwadeenka iyo dhamaanba dadka ka howlgala hay’adda warbaahinta isboortiga ee Gool FM ayaa dhammaanba Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan Soomaalida ugu bishaareeynaya bishan barakaysan ee u bilatay iyagoo u rajeynaya inay noqdaan kuwii ka faa’iidaysta.

Waxaan sidoo kale munaasabaddan fadligeeda Ilaahay uga baryaynaa bulshada Soomaaliyeed inuu Ilaahay nabad, barwaaqo iyo muwaafaqo guud u birbiriyo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close