KA BOGO: 20-ka ciyaaryahan ee ka ciyaara Yurub kuwaasoo fursadaha ugu badan abuuray xilli ciyaareedkan 2017-18

(Yurub) 16 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey xiddigaha ka ciyaara Horyaalladda Yurub kuwaasoo fursadaha ugu badan ee gool lagu dhaliyey ama lagu dhalin karay abuuray xilli ciyaareedkan 2017-18.

Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay 20-ka laacib ee fursadaha ugu badan abuuray xilli ciyaareedkan 2017-18 kulamadii ay dheeleen.

Dimitri Payet iyo Kevin De Bruyne ayaa hoggaanka u haya 20-ka ciyaaryahan ee ka ciyaara Yurub kuwaasoo fursadaha ugu badan abuuray xilli ciyaareedkan 2017-18.

Lionel Messi ayaa ka soo muuqday kaalinta 10-aad ee xiddigaha fursadaha ugu badan abuuray xilli ciyaareedkan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg 20-ka laacib ee xilli ciyaareedkan abuuray fursadaha ugu badan horyaalladda waa weyn ee Yurub iyo fursadaha ay buureen inta ay la eg yihiin:-

#20 Lucas Perez | 77 Fursadood ayuu abuuray

#19 Alexis Sanchez | 77 Fursadood ayuu abuuray

#18 Xherdan Shaqiri | 77 Fursadood ayuu abuuray

#17 Aleksandar Kolarov | 78 Fursadood ayuu abuuray

#16 Philipp Max | 79 Fursadood ayuu abuuray

#15 Suso | 79 Fursadood ayuu abuuray

#14 Pascal Gross | 82 Fursadood ayuu abuuray

#13 Malcom | 82 Fursadood ayuu abuuray

#12 Mathieu Dossevi | 84 Fursadood ayuu abuuray

#11 Eden Hazard | 84 Fursadood ayuu abuuray

#10 Lionel Messi | 86 Fursadood ayuu abuuray

#9 Luis Alberto | 89 Fursadood ayuu abuuray

#8 Mesut Ozil | 89 Fursadood ayuu abuuray

#7 Benjamin Bourigeaud | 93 Fursadood ayuu abuuray

#6 Cesc Fabregas | 93 Fursadood ayuu abuuray

#5 Alejandro Gomez | 93 Fursadood ayuu abuuray

#4 Christian Eriksen | 95 Fursadood ayuu abuuray

#3 Lorenzo Insigne | 95 Fursadood ayuu abuuray

#2 Kevin De Bruyne | 106 Fursadood ayuu abuuray

#1 Dimitri Payet | 121 Fursadood ayuu abuuray

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close