Day: May 16, 2018
-
Wararka
Atletico Madrid oo si Sahlan kaga Qaaday Koobka Europe League Dhigooda Marseilla
( Europe League ) 16 Maajo 2018. Kooxda Atletico Madrid oo ku guuleystay koobka Europe League kadib cayaar ay kaga…
Read More » -
Italy
Inter Milan Oo Dalab Qaali Ah Miiska U Saartay Mauro Icardi Si Ay Kaga Saxiixato Heshiis Cusub
(Inter Milan) 16 Maajo 2018. Inter Milan ayaa xiiseeneysa in Mauro Icardi ay ugu yaboohdo heshiis cusub si uu ugu kor…
Read More » -
England
KA BOGO: 20-ka ciyaaryahan ee ka ciyaara Yurub kuwaasoo fursadaha ugu badan abuuray xilli ciyaareedkan 2017-18
(Yurub) 16 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey xiddigaha ka ciyaara Horyaalladda Yurub kuwaasoo fursadaha ugu badan ee gool lagu dhaliyey ama…
Read More » -
England
FA-ga England Oo Ganaax Dul Dhigay Chelsea Sabab La Xiriira Ciyaartoyda Kooxdeeda
(Chelsea) 16 Maajo 2018. Xiriirka kubada cagta dalka England ee FA-ga ayaa dul dhigay kooxda ka dhisan galbeedka magaalada London ganaax…
Read More » -
England
Kooxaha Premier League & Xiddigaha ay ku leeyihiin xulka qaranka England ee ka qeyb galaya Koobka Adduunka – Imise xiddig ayey ku leedahay kooxdaada?
(England) 16 Maajo 2018. Macallin Gareth Southgate ayaa maanta ku dhawaaqay 23-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka England uga qeyb galaya…
Read More » -
Wararka
Shax laga sameeyey 11-ka ciyaaryahan ee mudnaa inay xulka qaranka Brazil kala qeyb galaan Koobka Adduunka laakiin aan calafka u yeelan!
(Brazil) 16 Maajo 2018. Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa magacaabay liiska ugu dambeeya ee 23-ka ciyaaryahan oo uu kala…
Read More » -
Afrika
Barcelona oo ku Guuleystay Koobka Mandela Cup…kadib cayaar Saaxiibtimo oo ka dhacday South Africa
( South Africa ) 16 Maajo 2018. Luis Suarez ayaa kamid ahaa gooldhaliyaasha kulankii ay Barcelona garaacday kooxda heysata horyaalka…
Read More » -
Italy
Gianluigi Buffon: “Waxaan Ka Baqayaa In Aan Kubada Cagta Ka Fariisto”
(Juventus) 16 Maajo 2018. Goolhaayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday inuu ka cabsi qabo inuu go’aansado ka fariisashada…
Read More » -
Suuqa
Halyeyga reer Argentina ee Diego Maradona oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Koox ka dhisan Yurub… + SAWIRRO
(Minsk) 16 Maajo 2018. Mucjisadii hore ee Argentina Diego Maradona ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Guddoomiyaha koox ka dhisan…
Read More » -
Soomaaliya
RAMADAAN KARIIM: Bahda Gool FM oo bulshada Soomaaliyeed ugu bishaaraynaya bisha barakaysan ee Ramadaan
(Gool FM) 16 Maajo 2018. Waxaa lagu wadaa in berri oo Khamiis ah uu si rasmi ah u biloowdo Ramadaankii…
Read More »