Talaabo Kale Cusub Oo Muujineysa In Carlo Ancelotti Uu Noqon Doono Badalka Maurizio Sarri Ee Kooxda Napli

(Napoli) 15 Maajo 2018. Sida ay baahiyeen wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga macalinkii hore kooxda AC Milan Carlo Ancelotti ayaa gurri ka raadinaya magaalada Napoli ee dalka talyaaniga

Wargeyska “Football Italy” ayaa wuxuu sheegay in Ancelotti uu guri ka raadinayo xaafada Posillipo, taasoo ka dhigeysa in ay tahay talaabo kale cusub ee muujineysa inuu ku sii dhawaanayo leylinta kooxda Napoli xiliyada soo aadan, si uu u noqdo badalka Maurizio Sarri

Ancelotti ayaa lala xiriirinayay xilyadii lasoo dhaafay ku biirirsa kooxd Napoli, kadib markii ay soo baxeen wararka ku aadan inuu baxato Sarri dhamaadka xili ciyaareedkan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close